Home Page
Is Diyaarinta



Tajumaad:

العربية / al-ʿarabīyah
Bahasa Indonesia
বাংলা / Baṅla
Български език
Català
Cebuano / Sugboanon
中文 / Zhōngwén
Deutsch
English
Español
Euskara
Ewe
Filipino/Tagalog
Français
Galego
Ελληνικά / Elliniká
हिन्दी / hindī
Italiano
日本語 / Nihongo
Kiswahili
بهاس ملايو / Bahasa Melayu
Polszczyzna
Português
Română
Русский
Српски / Srpski
सिन्धी / Sindhi
Af Soomaali
తెలుగు /Telugu
Tiếng Việt
Türkçe
اردو / Urdu
Èdè Yorùbá

                                        

Other Formats:

Text
Power Point
Word

Other Pages:

Modules

Site Map

Ereyada furaha

Contact

Utility Documents

Useful Links

OGOW BULSHADA AAD HIIGSANEYSO

Yaa ka faa’iidaya waxqabadkaada?

by Phil Bartle, PhD

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


Training Handout

Noqshada bulsho sahmiye;  A good potter must know the characteristics of the clay

Maahmaah kale oo lagu isticmaalo wacyigelinta bulshada, “dhari sameeyaha waa inuu yaqaan ciida uu dhariga kasameysan lahaa." ciidadu waa bulshada. Waxaad dooneysaa inaad jilciso, kuna hormariso xoojin.

Si aad taa u sameyso, waa inaad bulshada wax badan ka taqaanaa (dabeecadaha bulshda). Inaad taqaanaa bulshada qaab dhismeedkeeda, dhaqaalaheeda, luqadeeda, deegankeea, dhibaatoyinkeda, siyaasadeeda, iyo dhaqankeeda.. Baaritaankaagu ma ahan inaad hesho wax ka duwan xaalada bulshada; waa inad taxliilisaa ogaataana xaalada dhabta ah ee bulshada. Ka feker sida sheyaal kala duwan ay isugu xirmi karaan.social organization, economy, languages, layout (map), problems, politics, and ecology.

Bilowga wanaagsan waa sameysashada qariirad. Halkee ayay ku nool yihin? Maxaa agab la isticmaali karo ah? (sida waddo, dariiqyo, ilo biyo, caafimaad, iskuulo, nadaafad, suuq iyo waxyaabo kale oo bulshada la xiriira). (See What is Community? and Social Research).

Think about how the different elements are related.

Kadib, marka aad ku hogaamiso bulshada xaqiijinta xaalada bulshada (dakhligooda, baahidooda, fursadahooda, dhibaatoyinkooda); waxaad ku hagi kartaa inaad samystaan qariirad la raaco. map. Xusuus qorkaada ku qoro muhiimada.

Waxaad u kuur gashaa bulshada: qaabka ay u habeysan tahay, dhaqalaheeda, luqadeeda, siyaasadeeda, qeyraadkeeda, dhaqankeeda, iyo xiriirka deegaan ee ka dhaxeeya. assessment of the community situation (resources, needs, opportunities, problems);you will guide them in making a community map.  Doing one now for yourself will help you to prepare for that participatory activity later.

Sii wado baaridaada ogow qaabka ay isugu xiran yihiin. Waxaad ogaaneysaa in bulshadu aysan ahayn shaqsiyaad la isku soo ururiyay, balse ay ka horeyso shaqsiyaad la isku soo ururiyay.

Waxaa jira qaabab badan oo aad ku baran karto bulshada aad hiigsaneyso, iyo dabeecada bulshooyinka, mana joojin doontid.

––»«––
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/cmp/

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.10.30

 Home page
 Is Diyaarinta