Home Page


Translations:

'العربية / al-ʿarabīyah
Bahasa Indonesia
Català
Deutsch
Ελληνικά / Elliniká
English
Español
Euskara
Filipino/Tagalog
Français
Galego
Italiano
Kiswahili
Português
Română
Русский
Af Soomaali
Tiếng Việt
Türkçe
اردو / Urdu

                                        

Other Pages:

Ereyada Furaha

Modules

Sociology:
Home Page
Lecture Notes
Discussions

Site Map

Contact

Utility Documents

Useful Links


Links to words that begin with:

  A   B   C   D   E   F   G   H   I   J   K   L   M   N   O   P   Q   R   S   T   U   V   W   X   Y   Z


EREYADA FURAHA EE MAWDUUCA F

by Phil Bartle

Waxaa tarjumay Salaad Ali Omar


 

FAQRI

Faqri

Faqrinimadu ma ahan in la waaya lacag uun, ma ahan keliya in la waaya waxyabaha daruuriga ah, wado, waxbarasho ama cafimad.

Waa uun “faqri qalbiga ah,” ie waa xaalad niyad jab ah, jaahilna laga yahay qeyraad agtaada yaal, ku tiirsanaan dad kale, kalsooni xumo, madluunsanaan, xirfad la’aan, aamin daro, sinaan la’aan ; si kooban hadan dhahno, maamul xumo.

Faqrigu waa dhib ka jira bulshada dhexdeda, una baahan xal; faqrigu ma ahan daqli la’aan.

Faqriga waxaa lagu yareyn karaa in lagu hago dadka faqriga ah inay is caawiyan, saas ayayna awood ku yeelan karaan (xoojinta) waa la tacaalida caqabadaha badan ee ka hor imaanaya.

Baabi’inta faqriga, hadaba, waxaa lagu heli karaa in la joogteeyo maamul wanaaga.

 বাংলা : দরিদ্রতা,    Deutsch: Armut,    Ελληνικά: φτώχεια,    English: poverty,    Español: pobreza,    Euskera: txirotasuna,    Ewe: osi,    Filipino/Tagalog: Kahirapan,    Français: pauvreté,    Galego: pobreza,    Italiano: povertà,    日本語: 貧困,    Malay: kemiskinan,    Português: pobreza,    Română: saracie,    Somali: faqri,    Tiên Việt: sự nghèo đói,    Türkçe: yoksulluk,    中文 (Zhōngwén): 贫穷



 
––»«––
If you find a word that needs discussing here, please write.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/
This site is hosted through the Community Development Society (CDS)
By the Vancouver Community Network (VCN)

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2011.03.31


 Home Page