|
..........
|
...
|
Kelmedda
"xejin" waa muhiim xagga caawinta horumar. (Ereygan lagama helo qaamuusyada
badankooda). Kelmeddu waxay qeexeysaa "kartida" wax lagu sii "adkeyn" karo
(ambo-qaadis) kaddib marka taageero dibadeed laga joojiyo. Bulshada dhisata
il biyood (sida ceel iwm), xejin waa hanashada ama gacan-ku-heynta dayactirka,
nadiifinta iyo isticmaalka mishiinka biyaha soo saara marka la dhiso kaddib. |
.. |
Deeq-bixiye
dibadeed, xejin macnaheedu waa sii socodsiinta mashruuca ama wax soo saarkiisa,
kaddib markay caawimadu joogsato. Adigana, bulsho-kiciye ama isuduwe, xejin
waxay ku saabsan tahay sii waddidda xoojinta beesha xagga hor-u-socodka
bulshonnimo. Dhinaca deegaan-dhowre iyo xidhiidh-dhowre, xejin waxay u
baahan tahay in waxqabadkii bey'adda jirtaa ay sii adkeyn karto (nolol
ahaan) si aan loo madhin kheyraadka dabiiciga ah ee aan la soo cusbooneysiin
karin. |
..
|
(
العربيّة الاستمرارية,
Bahasa Indonesia: Keberlangsungan,
Deutsch: Nachhaltigkeit, die nachhaltigkeit,
Ελληνικά: Bιωσιμότητα,
English: sustainability,
Español: sostenimiento,
Filipino/Tagalog: maipapatuloy,
Français: durabilité,
हिन्दी (Hindi): निरंतरता,
Italiano: sostenibilita,
日本語: 継続,
Kiswahili: udhibiti,
Português: sustentabilidade,
Română: dezvoltare durabila,
Pyccкий: устойчивость,
Somali: xejin,
ไทย: ความยั่งยืน,
Tiên Việt: Tạm dịch là sự phát triển bền vững,
اردو (Urdu): سسٹينيبِلٹ, سسٹينيبِلٹی"
中文 / Zhōngwén: 持续性
) |
,
..
| Xoojinta bulshada (ama
abaabulka) waa kobcinta awooda bulshada, hagaajinta awooda bulshada (quwada)
si ay u qaaraan meesha ay hiigsanayaan. |
.
|
Sida kobcinta awooda bulshada, waa
hab ay bulshadu awood ku yeelan karto. |
....
| Habka awoodsiinta bulshada,
marka loo fiiriyo kaalmada la siiyo, ujeedada uun waa in bulshada la xoojiyaa
inay isku filnaan gaaraan kana xorobaan kaalmada shisheeye. |
.
|
Habka xoojinta, hadaba, uma fududeynayo
bulshada wax walbaa ay rabto, sababtoo ah halganka iyo adkeysiga, sida
jir dhiska oo kale, waxaa uu kordhiyaa awooda qofka. |
....
.
|
(Deutsch:
Empowerment,
Macht,
die
stärkung, Stärken,
English:
capacity
development, empowerment, power, strengthening,
Español:
capacidad,
potenciación,
Filipino/Tagalog: pagpapalakas,
Français:
capacité,
empowerment,
हिन्दी (Hindi): षमता विकास अधिकारिकरण,
Italiano: empowerment,
Kiswahili:kujengea
uwezo, Malay: menguatkan, Português:capacidade,
desenvolvimento
de capacidade, fortalecendo,
Română:
dezvoltarea
capacitatii,
intarire,
Pyccкий: Рaзвития,
Somali:
xoojinta)
|
.
..
..
....
.
|
(العربيّة
(Arabic): , Deutsch: , English: , Español: , Filipino/Tagalog: , Français:
, Ελληνικά: , हिन्दी (Hindi): , Kiswahili: , Português:
, Română: , Pyccкий: , Somali: , ردو (Urdu): )
|
..
––»«––
|