Translations:
Bahasa Indonesia |
EREYADA FURAHA EE MAWDUUCA Dby Phil BartleWaxaa tarjumay Salaad Ali OmarDAACADDARRO Is aamin la’aan iyo daacaddaro. Daacaddaradu waa mid kamid ah shanta qeybood ee faqriga. Waxa ay leedahay magacyo badan, uu kamid yahay musuqmaasuqa, qiyaamid waxii laguu dhiibay, xoog wax uga qaadasho, iyo xatooyo. Waxay dhacdaa marka dhaqaale loogu tala galo in lagu hormariyo bulshada dhan si aan habooneyn, ma si sir ah, loogu leexiyo inay ka faa’iideystaan shaqsiyad gaar ah ayagoo adeegsanaya heerka aaminaad ee bulshadu u muujisay. Aaminaad la’aantu waxay noqotay inay isu bedesho naceyb iyo faqri. Taasi waa sababta adiga, wacyigeliye ahaan ama isku duwaha bulshada, inaad horumarisaa bayaaminta, aaminaada iyo daacadnimada bulshada aad horboodeyso. বাংলা : অসততা, Català: falsedat, Deutsch: korruption, unehrlichkeit, Ελληνικά: ατιμια, English: corruption, dishonesty, Español: falta de honradez, Euskera: zintzotasun eza, Ewe: iwa aije olooto, Filipino/Tagalog: di-matapat, Français: malhonnêteté, Galego: deshonestidade, Italiano: disonestà, 日本語: 不正直, Kiswahili: rushwa, Malay: ketidakjujuran, Português: desonestidade, Română: necinste, Somali: daacaddarro, Tiên Việt: tính không thành thật, Türkçe: sahtekarlık, 中文 (Zhōngwén): 不诚实DHAQANKA Ma ahan kaliya heeso iyo qoobka cayaar, dhaqanku, cilmiga seynisku, macnaheedu waa hab bulshadeed, waa gabi ahanba barashada dabeecado iyo caadoyin, kana kooban hab dhaqameed bulsho oo leh lix qeybood:
Qeybta muhiimka ee dhaqanka waa “calaamad." dhaqanku ma ahan abtirsiimo; waa uun calaamad la iskula xiriiro. Sometimes called the “mid ka sareeya noolaha," maxaa yeelay waxaa uu ka kooban yahay hab bayoloji ahan u jira, bani’aadamka, waxaa uu ka kooban yahay dhaqano isku xiran. Bulsho waa dhaqan. বাংলা : ংস্কৃতি, Català: cultura, Deutsch: kultur, Ελληνικά: πολιτισμοσ, English: culture, Español: cultura, Euskera: kultura, Ewe: asa, Filipino/Tagalog: kultura, Français: culture, Galego: cultura, Italiano: cultura, 日本語: 文化, Kiswahili: tamaduni, Malay: budaya, Português: cultura, Română: cultura, Af Soomaali: dhaqanka, Tiên Việt: văn hoá, Türkçe: kültür, 中文 (Zhōngwén): 人类文化––»«––If you find a word that needs discussing here, please write.Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/This site is hosted through the Community Development Society (CDS) |
Home Page |