Home Page

Ereyada Furaha



Tajumaad:

Akan / c
Akan / k
Akan / t
العربية /   ل
العربية /   خ
Bahasa Indonesia
Català
English
Español
Euskara
Français
Galego
हिन्दी /   क
हिन्दी /   ध
हिन्दी /   छ
हिन्दी /   स
Italiano
日本語 /   ち
日本語 /   さ
日本語 /   し
日本語 /   す
日本語 /   せ
日本語 /   そ
Kiswahili
Português
Română
Русский / k
Русский / ч
Русский / ш
Русский / щ
Srpski / c
Srpski / č
Srpski / ć
ไทย /  จ
ไทย /  ฉ
ไทย /  ช
Af Soomaali
Tiếng Việt
Türkçe
اردو

                                        

Other Pages:

Ereyada Furaha

Modules

Sociology:
Home Page
Lecture Notes
Discussions

Site Map

Contact

Utility Documents

Useful Links


link-ga ereyada ka bilowda:

  A   B   C   D   E   F   G   H   I   J   K   L   M   N   O   Q   R   S   T   U   W   X   Y


Ereyada furaha ee mawduuca C

by Phil Bartle

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


 

CIRIBTIRKA FAQRIGA

Wacyigeliye ahaan, waxaan ka shaqeynaynaa ciribtirka faqriga anagoo taxliil ku sameynayna sababaha faqriga, qaadeynana talaabooyin looga hortagayo sababahaas.

Maadaama uu faqrigu yahay dhibaato bulsho, xalku waa inuu ka yimada bulshada.

Laba hab oo lagu baabi’in karo faqriga (bulsho ahaan iyo shaqsi ahaan) ayaa ku jira laba cutub oo dhameystiran: wareega wacyigelinta bulshada, iyo qaabka daqli abuurka.

Fagriga, Yareynta Faqriga (alleviation, reduction).

 বাংলা : দারিদ্র্য দূরিকরণ,    Català: eliminació de la pobresa,    Deutsch: Armutsbeseitigung,    Ελληνικά: εξάλειψη φτώχειας,    English: poverty eradication,    Español: erradicación de la pobreza,    Euskera: txirotasuna ezbatzea,    Ewe: sise imukuro osi,    Filipino/Tagalog: pagpuksa sa kahirapan,    Français: extirpation de pauvreté,    Galego: erradicaciónda pobreza,    Italiano: eradicamento della povertà,    日本語: 貧困の撲滅,    Malay: penghapusan kemiskinan,    Português: erradicação de pobreza,    Română: eradicarea saraciei,    Somali: ciribtirka faqriga,    Tiên Việt: xoá triệt để cái nghèo,    Türkçe: yoksulluğun azaltılması,    中文 (Zhōngwén): 彻底消除贫穷


 

CUDUR

Cudurku waa mid kamid ah shanta qeybood ee faqriga.

Waa iska raqiis, aad u liita, iyo aad muhiim ugu ah bulshada ama mujtamaca in ay ka hortagaan intii ay daweyn lahaayeen cudur ay u adeegsadaan dhaqaale kooban daaweynta cuduro yar yar oo caan ah kuwaas oo saameynaya dhamaan dadka, intii loo isticmaali lahaa qalab casriya iyo xirfado lagu daweeyo ay hayaan dadka qaniga ah (sida sababaha ay WHO ay ku horumarinayso taakuleynta xeerarka baahida caafimaad ee asaasiga ah).

Ogow tan, adinka wacyigeliyaasha ah waxaad la kulmi in baahid koowaad ee bulsho ay tahay in loo dhiso meel caafimaad, laga yaabee in ay sababta ay ugu baahan yihiin ay tahay in ay helaan biyo nadiif ah iyo nadaafada si ay uga hortagaan wasaqowga biyaha cudurada ka dhasha.

 বাংলা : রোগ,    Català: malaltia,    Deutsch: Krankheit,    Ελληνικά: ασθενεια,    English: disease,    Español: enfermedad,    Euskera: gaixotasuna,    Filipino/Tagalog: sakit,    Français: maladie,    Galego: enfermidade,    Italiano: malattia,    日本語: 病気,    Malay: penyakit,    Português: doença,    Română: boala,    Af Soomaali: cudur,    Tiên Việt: dịch bệnh,    Türkçe: hastalık,    中文 (Zhōngwén): 疾病



 
––»«––
Hadii aad aragto eray u baahan in la falanqeeyo.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo cec.vcn.bc.ca
This site is hosted by the Vancouver Community Network (VCN)

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.10.28


 Home Page