Home Page

Ereyada Furaha



Tajumaad:

Akan
العربية
Deutsch
English
Ewe
Filipino/Tagalog
Français
Galego
Italiano
日本語
Kiswahili
بهاس ملايو / Bahasa Melayu
Português
Română
Af Soomaali
Tiếng Việt
اردو / Urdu
Yoruba

                           

Other Pages:

Ereyada Furaha

Modules

Sociology:
Home Page
Lecture Notes
Discussions

Site Map

Contact

Utility Documents

Useful Links


link-ga ereyada ka bilowda:

  A   B   C   D   E   F   G   H   I   J   K   L   M   N   O   Q   R   S   T   U   W   X   Y


Ereyada furaha ee mawduuca W

by Phil Bartle

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


 

WACYIGELINTA

Wacyigelinta waa in lasoo saaraa waxqabad ficil ah oo ka dhaca bulshada dhexdeeda. Dhiiri gelin.

Lamid ma ahan abaabul, maxaa yeelay ficilku waxa u ka dhacayaa bulshada dhexdeeda (dadku waxay noqonayan kuwo dhaqaaqa, soconaya) ayaa loogu yeeri karaa wacyigelin.

Wacyigelintu waxay isugu jirtaa abaabul iyo kicin.

To mobilize is to produce action in a group or community.

Stimulation. Not exactly the same as organize, because action has to take place (people become mobile, moving) before it can be called mobilization.

Similar to social animation, except animation includes both the mobilizing and the organizing. See "Action."

বাংলা : সমবেতন,    Bahasa Indonesia: menggerakkan,    Català: mobilitzar,    Deutsch: mobilisieren,    Ελληνικά: κινητοποιώ,    English: mobilize,    Español: movilización,    Euskera: mobilizatu,    Ewe: se koriya,    Filipino/Tagalog: pagbibigay-buhay, pakilusin,    Français: mobilisez,    Galego: mobilizar,    Italiano: mobilitare,    Malay: memobilisasi,    Português: mobilizar,    Română: a mobiliza,    Somali: wacyigelinta,    Srpski: mobilizovanje,    Tiên Việt: vận động,    Türkçe: harekete geçirmek,    中文 (Zhōngwén): 动员


 

WAADIX

Waadixnimadu waa shey muhiim ah marka laga hadlayo xoojinta bulshada. Ereyga “waadix" waa in wax walbaa sida ay u socdaan la arkaa.

Marka shaqaalaha oo kale ay wax qabanayaan (sida go’aan gaarida, abaabulka daqliga) oo qarsoon, iyagoo ka qarinaya waxqabadkooda dadka kale, maku dhaqmayaan waadixnimo. Marka waxay dadka ku sameynayaan “daweyn degdeg ah."

Tani waxay dhiri gelinaysaa daacad daro, niyadjab, iyo liiditaan (qeybaha muhiimka ee faqriga iyo jilicsanaanta bulshada).

Wacyigeliye ahaan shaqadaadu waa muujinta iyo dhiiri gelinta wax walbaa inay cad yihiin ama waadix yihiin.

Waa inaad sharaxaad ka bixisaa waadix nimada, aadna u sheegtaa dadka in ay masuuliyadoodu tahay xaqna u leeyihiin inay ogaadaan waxa meesha ka socda (abuubulayana).

Waxaad sameyneysaa adigoo xaqiijinaya inay tahay tan ugu muhiimsan marka la abaabulayo bulsho ama aad dib u abaabuleyso.

Sharciyada, sida “xornimada warkala qaadashada," ama sharciyo lamid ah taas oo xaqiijinaysa faahfaahinta dowlada isticmaalkeeda inuu ka muuqdaa diiwaan guud, dadkuna ay heli karaan, waxaa loogu tala galay in lagu hormariyo waadixnimada howlaha dowlada, inkastoo madaxda qaar ay isku dayaan inay burburiyaan sharcigan.

Hadii aad dhib qariso, ama aad daboosho dhibkii waa uun jiraa; waxaad xaqiiqdii qarisay xalkii.

Hadii, aad, shaaca ka qaado, siina deyso, si daacadnimo ah ugu kuur gasho, waxaad ku taagan tahay wadadii saxda ahayd ee lagu xalin lahaa.

Waadixnimadu waa xoojin.

Ereyo furo oo kasii badan, waxaad booqataa websiteka.

Transparency is a very important element of strengthening a community (see elements of empowerment). The word "transparent" here means the ability to see through something.

When civil servants try to do things (ie make decisions, allocate resources) in secrecy, hiding their activities from the people, they are not being transparent. They are giving the people the "mushroom treatment."

This promotes mistrust, apathy, and marginalization (important factors of poverty and community weakness).

 Akan: reyz biribi ama zmu ada hx pefee,    العربيّة (Arabic): الشفافية,    Bahasa Indonesia: transparansi,    Català: transparència,    Deutsch: die transparenz,    Ελληνικά: Διαφάνεια,    English: transparency,    Español: transparencia,    Filipino: naaaninag o pagiging bukas,    Français: transparence,    Galego: transparencia,    हिन्दी: पारदर्शीता,    Italiano: transparenza,    日本語: 透明 明確さ,    한국어 / Hangugeo: 투명도,    Malay: transparensi,    Nederlands: transparantie,    Português: transparência,    Română: transparenta,    Pyccкий:Прозрачность,    Somali: waadix,    Srpski: providnost,    ไทย: ความโปร่งใส,    Türkçe: şeffaflık,    Tiên Việt: tính minh bạch,    ردو: شفافیت,    中文 (Zhōngwén): 透明度



 
––»«––
Hadii aad aragto eray u baahan in la falanqeeyo.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/cmp/
This site is hosted by the Vancouver Community Network (VCN)

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.10.28


 Home Page