Home Page

Ereyada Furaha



Tajumaad:

Akan
العربية
Bahasa Indonesia
Deutsch
Català
Ελληνικά
English
Español
Euskara
Ewe
Filipino/Tagalog
Français
Galego
हिन्दी /   ब
हिन्दी /   भ
Italiano
日本語 /   ば
日本語 /   び
日本語 /   ぶ
日本語 /   べ
日本語 /   ぼ
Kiswahili
بهاس ملايو / Bahasa Melayu
Nederlands
Polski
Português
Română
Русский
Crpski
Af Soomaali
Tiếng Việt
Türkçe
اردو

Yoruba

                              

Other Pages:

Ereyada Furaha

Modules

Sociology:
Home Page
Lecture Notes
Discussions

Site Map

Contact

Utility Documents

Useful Links


link-ga ereyada ka bilowda:

  A   B   C   D   E   F   G   H   I   J   K   L   M   N   O   Q   R   S   T   U   W   X   Y


Ereyada furaha ee mawduuca B

by Phil Bartle

Waxaa tarjumay Salat Ali Omar


 

BULSHO, BULSHADA

Ereyga  “bulsho" waxaa logu isticmaala meelo badan.

Seynisyahanada waxay ku macneyaan bulshada dad badan oo ku wada nool hal meel  ama meelo kala duwan, iyo deegaano kala duwan, nolol, tartan, iskaashi, si ay u sameyaan ummad balaaran.

Inkastoo la gaaray aalad caalami ah oo internetka ah, waxaa la arkay dad badan oo isku dan ah, inay soo baxeen, iyagoo ku kala firisan dunida daafaheeda, kuna xiriira aaladan elektaroniga ah ee internetka.

Waxaan diirada ku saareynaa tababarkan, waa wax badan oo kuu macneynaya bulsho, bulsho dad ah oo meel ku wada nool, deegaan ahaana kala gedisan (marka laga reebo bulshooyinka degan baadiyaha), isku xiran, tusaale ahaan dadka ood wadaagta ah ee magaloyinka neighbourhoods marka loo firiyo bulshoyinka kala fog ee baadiya.

Bulshadu ma aha keliya dad meel isugu urursan. Waa xubno isku tegay oo dhaqano leh, kana kooban dad isdhex galay, wax badana laga barto.

Isdhex galka waa qeyb ka mid ah dhaqanka, kana kooban isdhexgalka bulshada, lagana barto wax walba. Waa lix qeybood: tegnoligiyad, dhaqalaha, xooga siyaasad, bulshada, faa’iido wadaaga, diimaha iyo aaminada.

Bulshadu bayologi ahaan laguma macnayn karo, laakin barasho.

Waa sida dhirta oo kale ama xayawanada oo ka kooban atamo kala duwan, waa wax noole walbaa uu soo gala kana baxaa, dhimasho, dhalasho, saas ayay noloshu isku bed bedeshaa.

Bulshadu ma ahan dad isku midab ama isku dhaqan ah, waxay leeyihin qeybo farabadan, madaahib kal duwan, mar walbana waxaa dhexyaala tartan iyo qilaaf.

Bulshadu waa qeyb aad u weyn oo kala duduwan.

 বাংলা : জনগোষ্ঠি,    Català: comunitat,    Deutsch: gemeinde,    Ελληνικά: κοινότητα,    English: community,    Español: comunidad,    Euskera: komunitatea,    Filipino/Tagalog: komunidad,    Français: communauté,    Galego: comunidade,    Italiano: comunità,    日本語: 共同体,    Kiswahili: jamii,    Malay: komuniti,    Português: comunidade,    Pyccкий: cooобщество,    Română: comunitate,    Af Soomaali: bulsho,    Tiên Việt: cộng đồng,    Türkçe: toplum,    中文 (Zhōngwén): 社区



 
––»«––
Hadii aad aragto eray u baahan in la falanqeeyo.
Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo cec.vcn.bc.ca
This site is hosted by the Vancouver Community Network (VCN)

© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
Web Design by Lourdes Sada
––»«––
Last update: 2015.10.28


 Home Page