Tweet Tajumaad:
'العربية / al-ʿarabīyah |
Ogow ujeedooyinkaagaMaxaad dooneysaa inaad gaarto?by Phil Bartle, PhDWaxaa tarjumay Salat Ali OmarTraining HandoutUjeedoyinka iyo muhiimada noqoshada wacyigeliyeMid kamid ah halkudhigyada aan isticmaaleyno marka aan ku jirno tababarka maamulka, “hadii aadan aqoon meesha aad u socoto jid walbaa waa jidkaada." (See "Slogans.") Tan adiga xitaa waa ay ku quseysa, marka aad isku diyaarineyso wacyigelinta. Marka aad halkas mareyso waxaad bilaabeysa inaad ku qorto buug, ama waxaad u kala saareysaa ujeedoyinka iyo goolkaada. Waa inaad u habeysaa himiladaada, oo aadan u arkin fikrad dad kale leeyihiin. Ujeedada wacyigelinta waa horumarinta bulshada taas oo ku kala duwan shaqsi shaqsi, iyo bushlo bulshaba.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira xeerar caam ah.. Waxaa ka mid ah: ciribtirka faqriga, hogaan wanaaga, habeynta bulshada, horumarinta iyo , xoojinta bulshada, bulshooyinka dhaqaalahoodu hooseyo, iyo shaqa wadaga iyo nolol wadaaga labkaiyo dhediga. Marba markaad sii socoto, aad aqriso boggan, waxad ku jirtaa wacyigelin, waxaad arkeysaa in ujeedoyinkan ay noqonayaan kuwo aad u xiiso badan tartana kugu abuura, in badan oo aad sii ogaataba. Ku laabo xusuus qorkaada si aad u bedbesho, habeyso, kuna dartid kuwaan ujeedoyinkaadi. Baabi’inta faqriga, tusaale ahaan, waa mid aad u adag dhibna badan marka aad ka shaqeyso, marka la barbar dhigo liis gareynteeda. Waxaan baranaa inaan ka fogaano “sare u kaca faqriga" sababtoo ah waxaa kaliya ay sare u qaadaa xanuunka iyo niyad jabka, taasna ma keenayso xal waara.
We learn to avoid "poverty alleviation" because that merely temporarily alleviates the pain and discomfort, and does not lead to a durable solution. Faqrigu ma ahan kaliya lacag la’aan (sida aad ku arki doontid tababarkan) iyo qaabka looga hortago faqriga taas oo macnaheedu tahay ladagaalanka caajisnimada apathy, jaahilnimada,, cudurada,, Ku Tiirisanaanta, and daacaddaro.
Tani waa hal tusaale ku saabsan fahamkaada balaarinta hadafka adoo isticmalaya qibrad. Si lamid ah, hogaan wanaaga ma aha hogaan adag iyo maamul wax tar leh. Waa mid muuqata oo la arki karo, ka qeyb qadashada dadka, aaminada, daacadnimada, iyo aragtida mustaqbalka. Waxaad barandoontaa, xitaa, inaadan ka filan hogaamiyayaasha bulsha inay ahaadaan (ama noqdaan) daacad ka noqdaan isticmaalka daqliga bulshada, haddii aad adinka nafsad ahantiina xitaa aadan daacad ka ahayn waxqabadka bulshadiina Look in the: Glossary of Key Terms, for introductory discussion about these goals (poverty reduction, community development). Compare them to your notes in your journal. ––»«––Hadii aad kobiyaysato qoraalka boggan, fadlan ku noqo www.cec.vcn.bc.ca/cmp/© Copyright 1967, 1987, 2007 Phil Bartle
––»«–– |
Home page |
Is Diyaarinta |